Hargeysa : Ciidanka Booliska oo Xidhay Nin iibin Jirin Beer aan la Aqoonsan

0
623

Hargeysa-(Dawan)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Magaalada Hargeysa ku qabtay Nin Talaagado ku kaydin jirey beer Aan la aqoon Meesha laga keeney.

Ninkan ayaa bulshada beer ahaan uga iibin jiray muddo bil , wax aan ahayn beerka caadiga ee xoolaha
Ugu dambayntii dadkii ku xeernaa ayaa sidaasi ugu shakiyay waxayna la soo wadageen Ciidanka Boliska Somaliland kuwaasi oo baadhitaan ku wadda.
lasoco wixii warar ah ee kasoo kordha

Leave a Reply