Bulshada Caasimada Hargeysa oo Cabasho Klja Muujiyay Shidaalka Qaaliyoobay.

0
393

Hargeysa (Dawan) — Dadweynaha oo u badnaa darawalada gaadiidka kala duwan ee ku nool qaybo ka mida caasimada Hargeysa oo u waramaaya wakaaladda wararka Somaliland ee SOLNA, ayaa sheegay in shidaalkaas qiimihiisu kor u kacay ay ku qabaan dhibaato dhaqaale oo saamaysay noloshooda.

Bulshaweyntaasi ayaa waxa ay  wasaaradda ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska  ugu baaqeen inay arrintaas wax ka qabashadeeda kahawl-gasho, si dadka looga jabiyo qiimaha shidaalka oo saamayn ku yeeshay noloshooda.

Leave a Reply