Nooc ka Mida Maandooriyaha oo lagu Qabtay Gobolka…

0
533

Laascaanood (Dawan) Taliska Ciidanka booliska Somaliland ee qaybta gonolka Sool ayaa soo bandhigay Khamri tiro badan oo Ciidanku ku soo qab-qabteen hawlgalo ay sameeyeen habeenadii u dambeeyay.

Ciidamada booliska Somaliland ayaa habeen iyo maalin heegan igu jira sidii ay u soo qab qaban lahaayeen, wixii maandooriye la xidhiidha guud ahaan.

 

Leave a Reply