Somaliland: Hablaha oo ku Dhiiranaya ku Biirista Hay’adda Miino-saarka

0
556

Hargeysa (Dawan) Inantani  waa mid ka mida hablaha ka hawl gala hay’adda miina saarka Somaliland ee   HALO TRUST.

Gabadhani waxaa ay ku hawlan tahay, oo hadda ay gacanta ku haysa soo saarinta Miino, dhulka hoostiisa lagu aasay.

Iyadda oo muddooyinkii u danbeeyay ay habluhu si tartiib tartiib ah ugu biirayeen hay’adda qaabilsan Miinasaarka ee Halo Trust.

Waxaa sannadahan u danbeeyay ku soo badanaya hay’adda HALLO TRUST, ku soo dhiiranayay ku biiristeeda hablaha isu xilsaaray sidii ay bulshadooda uga badbaadin lahaayeen halista Miinooyinka dhulka hoostooda ku aasan.

Arrintan ayaa noqonaysa mid wax badan ka tarta dadaalkii loogu jiray Miino-saarka laga waddo guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland.

 

Leave a Reply