Warbaahinta Madaxa Bannaan oo looga Yeeshay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland

0
537

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda warfaafinta Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Saleebaan Yuusuf Cali Koore,  ayaa kulan wada tashi ah ugu yeedhay warbaahinta dalka oo dhan.

Waxaana sidan lagu sheegay war-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasiirka warfaafinta Somaliland.

Haddaba warkan oo soo gaadhay xafiiska warqabka mareegta Dawan, ayaa u dhigna sidan.

 

Leave a Reply