Xisbiga WADDANI oo shaaciyay Xilliga uu Qabanayo Shirka Golaha dhexe.

0
624

Hargeysa (Dawan) Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,  ayaa iclaamiyey wakhtiga uu qabanayo Shirka Golaha dhexe ee Xisbigaasi.

Shirkan Golaha Dhexe oo ah kal-fadhigii saddexaad ee Xisbigaasi, ayaa 30-ka bishan waxa uu ka qabsoomayaa magaalada Hargeysa.
shirkan Golaha dhexe ee WADDANI.

Shirkan ayaa la filayaa in lagaga hadlo arrimaha doorashada ee dalku galayo iyo cayimida wakhtiga la qabanayo Shirweynaha Xisbigaasi, oo la filayo in isbeddelo waaweyn lagu sameeyo Xisbigaasi.

Leave a Reply