Alxamdulillah. Mahaddu Allah ayay u sugnaatay. Allaha innagu galladay nimcada Islaamka. Nabad iyo naxariista Eebbe korkiisa ha ahaato, Muxammed, ergayga Allah u soo diray addoomahiisa si uu uga saaro mugdiga, uguna yabooho libinta ifka iyo liibaanta aakhiro. Qaybtii hore ee taxanaha waxaan ku eegnay dhowr weydiimood iyo warcelintooda. Maxaa…
Hargeysa (Dawan) Bisha barkaysan ee Ramadaan waa fursad qaali ah oo uu ILLAAHAY adoomihiisa ku galaday, taasi oo ay ku jiraan fursado badan oo loogu talogalay inay ka faa’iidaystaan muslimiintu, sida inuu ILLAAHAY naarta ka xoreeyo qaar badan oo ka mid ah adoomihiisa. Bishan barakaysan ee Ramadaan ayaa ah mid…