Wasaaradda waxbarashada oo Fasaxday Dugsiyada Dalka muddo…

0
759

Hargeysa (Dawan) Wasaaradda Waxbarashada iyo Saynis ee Somaliland, ayaa shaaca ka qaaday  in dugsiyada waxbarashada dalku fasax yihiin laga bilaabo April 13, 2021 ilaa July 3, 2021.

Waxaana sidan lagu sheegay war qoraal ah ll ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska mudane,  Axmed Maxamed Diiriye (Toorno).

 

Leave a Reply