Wararka Dalka Wasaaradda Waxbarsharada oo shaqadii ka Joojisay Mid ka mida Masuuliyiinta Wasaaraddaasi. By Khadar Maxamed - April 3, 2021 0 677 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Wasaaradda waxbarshada iyo Sayniska ee Somaliland ayaa shaqadii ka joojisay guddoomiyaha waxbarshada gobolka Maroodijeex.