Wararka Dalka Nuxurka War-qoraala oo ka soo Baxay Wasaaradda Isgaadhsiinta By Khadar Maxamed - April 5, 2021 0 505 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo teknoolojiyadda Somaliland, ayaa soo saartay wareegto nuxurkeedu yahay dib u cusbooneysiinta hirarka isgaadhsiita, isla markaasna ay adeegsadan Muuq-baahiyayaasha (Cable TV)