Wefti culus oo ka socda Dalka Saanbiya oo Waddanka soo Gaadhay

0
410

Hargeysa (Dawan) Wasiirka Cadaaladda dalka Zambia, Gavin Lubinda iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa soo gaadhay Caasimadda dalka ee Hargeysa, waxaannu ka soo dagay Maadaarka Cigaal International Airport.

Wasiir ku xigeenka ahna ku simaha wasiirka arrimaha dibadda Somaliland mudane Liibaan Yuusuf Cismaan iyo saraakiil ka tirsan wasaaradda arriimaha dibadda ayaa qaabilay waftigan balaadhan ee dalka soo gaadhay.

 

Leave a Reply