Hargeysa (Dawan) Golaha guurtida Somaliland, ayaa loo qaybiyay xeerka furista urrurada iyo asxaabta siyaasadda iyo xeerkii shaqaalaha dawaladda.
Sidoo kale waxaa ay guddi u sareen xeerkii liisamada ganacsiga oo ay maanta dood ka yeesheen muddanayaashu.
Taariikhda waa markii koobaad ee barlamaanka labada gole ee guurtidda iyo wakiilladu ay shaqeynayaan bil ramadaan, si ay u dhammeystiran xeerarka wixii qabyo ah.