Sulaadiin Bulshada Reer Somaliland ka Tacsiyadeeyay Geeridii…

0
362

Borama (Dawan)  Salaadiinta Iyo cqaasha gobolka Awdal ayaa Tacsi u diay ehelada, qaraabada, Saladiinta iyo shacbiga reer Somaliland ee uu ka baxay ALLE  ha u naxariistee suldaan Ibraahim Jamac Samatar, oo ku geeriyooday dalka Turkiga.

Suldaanka ayaa muddooyinkii u danbeeyay u jiifay xannuun.

Suldaanku waxaa uu ka mid ahaa salaadiintii nabadeglyada Qaranka Somaliland qaybta libaax leh ka qaatay.

Leave a Reply