Xukuumadda Somaliland oo Maydka Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar la Wareegtay

0
368

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland iyo masuuliyiin katirsan xukuumadda ayaa maydka marxuum Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Dawladda Jabuuti ka gala wareegay garoonka diyaaradaha ee Hargaysa.

Marxuum Ibraahim Jaamac Samatar ayaa ku geeriyooday dhawaan dalka Turkiga oo xaalad caafimaad loogu qaaday.

Leave a Reply