Itoobiya oo Somaliland siisay Deeq Waxbarasho

0
745

Hargeysa (Dawan) Jamhuuriyadda Somaliland oo deeq waxbarasho ka heshay dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya.

Tirada  deeqda waxbarasho ee dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya Somaliland siiyay ayaa dhan 370 arday, oo waxbarashada heerka koobaad ee Jaamacada ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here