Hargeysa (Dawan) Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Suldaan Diiriye, kana mida madax dhaqameedka reer Somaliland, ayaa baaq nabadeed u diray beelo walaalo ah oo dhawaan diriri ku dhex martay degaanka Dhabar-dalool ee degmada Xudun gobolka Sool.
Sudlaanku waxaa uu beelahaasi walaalaha ah ugu baaqay in halka ay ku joojiyaan colaada, isla markaana ay u taliyaan dadka inta nool.
Sidoo kale waxaa uu codka codsaday in aan ergada xaajada labada beelood ku jirta aan wax dhib ah loo geysan.
Halkan ka Daawo