Komishanka Xuquuqul Iisaanka oo ku baaqay in la sii daayo Murrashax ka tirsan Xisbiga Waddani

0
664

Hargeysa (Dawan) Komishanka Xuquuqul Iisaanka Qaranka Somaliland, ayaa ku baaqay in la sii daayo Murrashax ka tirsan Xisbiga Waddani.

Waxaa sidan lagu sheegay nuxurka war-saxaadadeed ka soo  baxay xafiiska xuquuqalka iinsaanka Somaliland.

“Murrashaxiinta, Hawlwadeennada Xafiisyada Doorashooyinka iyo weliba Wakiillada Xisbiyada lama xidhi karo xilliga doorashada, Haddii aan La qaban iyaga oo Dembi Ciqaabeed Faraha kula jira”.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here