Wefti Miisaan leh oo Dawladda Qadar u soo Dirtay Somaliland

0
410

Hargeysa (Dawan) – Wasiir ku-xigeenka ahna ku simaha wasiirka arrimaha dibedda mudane Liibaan  Cali Yuusuf,  ayaa ku qaabilay garoonka diyaaraduhu ka hadaan ee magaalada Hargeysa ee  Cigaal International Airport, wefti mug iyo miisaan leh  oo ka socda dawladda Qatar oo uu hoggaaminayo ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan wasiir arrimaha Dibedda arrimaha Africa.

Soo dhawayn iyo kulan kooban kadib weftiga, waxa si toos ah loogu soo gelbiyey Qasriga madaxtooyada halkaas oo ay kulan kula qaadan doonaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.

 

Leave a Reply