Beenta Iyo Halista Ay Leedahay

0
958

Saxaabiga C/raxmaan Binu Abiibakar (Rc) wuxu yidhi Rasuulka Allah (scw) wuxu yidhi :” Ma adiinka waramaa denbiyada waaweyn, waxaanu ku nidhi Haa Rasuulkii Allow (scw) , Rasuulku wuxu yidhi “ Waa Allah oo loo shariik yeelo, (wax lala wadaajiyo) iyo Waalidka oo caasi lagu noqdo, Rasuulku wuxu ahaa mid dengiiga, ka dibna wuu soo fadhiistay waxaana uu yidhi “ iyo Hadalka Beenta ah”  Wuxu ku celceliyay  hooyay waa hadalka beenta ah, waa hadalka beenta ah “ , ilaa aanu is nidhi muu iska aamuso markii uu joojin waayay”

Hadalka beenta ee la samaynayo wuxu dhibaato ku yahay diinta iyo nolosha bulshada, waana in qofka muslinka ahi denbiga beenta ah iska ilaaliya , inuu isagu abuuro iyo inuu faafiyo mid la abuuray labadaba.

Leave a Reply