Mucjisada Dareenka Carrabka!

0
406

Koox  sayanis yahano ah oo ka socday Jarmalka iyo Maraykanka ayaa cadeeyay inay heleen dareemayaal cusub oo aan hore loo ogayn oo carrabku leeyahay.

 

Cilmi baadhista ayay ku sheegeen inuu Carabku awood u leeyahay inuu dhadhamiyo afar nooc oo kala ahaa : Macaanka, Qadhaadhka, Milixda iyo dhanaanka liimaha iyo wixii la mid ah.

 

Waxaana aya cadeeyeen in qayb kasta oo carabka ka mid ahi ay dareemayso noocdyadan, waxa kale oo ay cadeeyeen in Carabku u awoodo in dareemo cabitaano aan iyagu dhadhan lahayn sida biyaha. Tijaaboyin kala duwan oo ay ku sameeyeen Jiirka iyo carabkiisa ayay ku ogaadeen in Carabka unugyadiisa ay isku mar wada hawlgalaan si lo xaqiijoyo dareeraha soo galay dhadhankiisa.

Leave a Reply