Akhri: Nuxurka Fariin ku socota Guud ahaan shaqaalaha dawladda

0
339

Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland, mudane Farxaan Aadan Haybe, ayaa sheegay inay shaqaalaha dawladu shaqada fasax ka noqon doonaan maalmaha salaalasada iyo arbacada munaasibada xuska sannad guuraddaa 30’aad ee 18-ka May awgeed.

Leave a Reply