Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo Iftiimiyey Wixii u Qabsoomay Somaliland iyo Xuska 18 May

0
353

Hargaysa (Dawan) Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Shacabka Somaliland ku hambalyeeyay xuska Maalinta qaran ee 18 May oo ah 30 Guuradii ka soo wareegtay la soo noqoshadda madax bannaanida JSL.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid waxa uu sharaxaad ka bixiyey arrimaha taariikhiga ah ee Somaliland qabsatay 30 kaas sano.

Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

Leave a Reply