Madaxweynaha oo Gebiley iyo Hargeysa kaga Qaybgalay Olalaha Xisbiga Kulmiye

0
410

Hargeysa-(Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kala qayb galay taageerayaasha Xisbiga Kulmiye maalinta kowaad ee Olalaha doorashada .

May be an image of 7 people, people standing and outdoors

Madaxweyne Muuse oo fagaaraha kala hadlay shacabka taabacsan xisbiga Kulmiye isaga oo ka sheekeeyey marxaladihii kala duwanaa ee ay soo mareen Axsaabta qaranku , waxaanu inta ka dib u baxay magaalada gebiley oo ay kusoo dhaweeyeeen kumanaan ka mid ah taageerayaasha Xisbiga Kulmiye .

 

May be an image of 9 people, people standing and outdoors

May be an image of 12 people, people standing, crowd and outdoors

guud ahaa gobollada dalka ayey iskugusoo baxeen taageerayaasha la dhacsan hanaanka maamuul ee Xisbul xaakimka Kulmiye .

May be an image of 5 people, people standing and outdoors

Leave a Reply