Taageerayaasha Murashax Faratoon oo Isu-soo-baxyo Mug iyo Miisaanle ka Sameeyay Jidadka Gudaha Laascaanood

0
805

Laascaanood (Dawan) Murashax xildhibaan Yaasin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa maalintii labaad ee ololaha xisbul xaakimka talada dalka haya ee KULMIYE, kula dabaal degay taageerayaashiisa jidadka hal bowlaha u ah magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Murashax Faratoon, ayaa hadalo mahad naq iyo dhiirigelin isugu jira u jeediyay taageerayaashiisa.

Sidoo kale waxaa uu kumanaankii ka mid ahaa taageerayaashiisa uu u jeediyay khudbad u badneyd dardaaran isla markaana salka ku haysay maalinta doorashada ee maalmaha koobani innaga xigaan.

Dhanka kale waxaa uu bulshaweynta reer Laascaanood ka codsaday in ay maalinta doorashada u soo baxaan isla markaana ay codkooda u hibeeyaan.

Gaba gabadii waxaa uu taageerayaashiisa hadh iyo habeenka heeganka u ah guushiisa uu uga mahad celiyay sida ay uga  go’an tahay in uu ka mid noqdo murashaxiinta guuleysanaya.

Halkan ka Daawo

May be an image of 1 person and outdoors

May be an image of 3 people, people standing, people walking, outdoors and crowdMay be an image of 1 person, walking, standing, road, street and crowdMay be an image of 1 person, walking, crowd and outdoorsMay be an image of 4 people, people standing and outdoorsMay be an image of one or more people, people walking, people standing and roadMay be an image of 1 person, standing and outdoorsMay be an image of 1 person, standing, road and crowdMay be an image of 5 people, people walking, people standing, road and crowdMay be an image of one or more people, people standing and roadMay be an image of 6 people, people standing and outdoorsMay be an image of 2 people, people standing and outdoorsNo photo description available.May be an image of 3 people, people standing, people walking, outdoors and crowdMay be an image of 1 person, walking, standing, road, street and crowdMay be an image of 4 people, people standing and outdoorsMay be an image of one or more people, people walking, people standing and road

Leave a Reply