Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha oo ambabixisay Garsooreyaal tababar ugu baxay dibada

0
494

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa amba bixisay garsooreyaal ka tirsan bahda Ciyaaraha oo aqoon-korodhsi ugu baxay dalka dibadiisa.\

Wasiirka Wasaaraddaasi Boos Mire Maxamed oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan waaxyaha Wasaaradda ayaa garsooreyaashan u qabtay munaasibad sagootin ah.

Wasiir Boos oo halkaasi ka hadlay ayaa kula dardaarmay garsooreyaasha inay ka faa’idaystaan culuumta la soo barayo, dedaal iyo dareen qoto dheerna u furtaan aqoon-korodhsiga.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply