Koomishanka Xuquuqal Iinsaanka oo ka Hadlay Hablo ku Xidhan Berbera

0
516

Hargeysa (Dawan) Koomishanka xuquuqal iinsaanka Qaranka Somaliland, oo ka hadlay 8 hablood oo lagu soo xidhay ku labishada calanka Soomaaliya kuna Xidhan Xabsiga magaalada Berbera.

Hablahan ayaa laga soo xidhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Koomishanku waxa ay tilmaameen in qaarka mida hablahaasi ay u bilaabatay waxbarashadii sannad dugsiyeedka 21 ilaa 22, halka kuwa kale ay u socotay waxbarashadii heerkooda jaamacadeed.

Warkan qoraalka ah ee ay soo saareen guddida xuquuqal iinsaanka Qaranku oo soo haadhay xafiiska warqabadka Wargeyska Dawan ayaa u dhigna sidan.

Leave a Reply