Wasiirka Cabdiweli Suufi oo sheegay in shirkaddaha Isgaadhsiintu ay wadaagi doonaan hal taawar oo kaliya

0
856

Hargeysa-(Dawan)-Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Cabdiweli Sheekh Suufi Jibriil, ayaa sheegay in shirkaddaha isgaadhsiinta Somaliland ay wadaagi doonaan hal taawar oo kaliya.

Waxa uu sidan ka sheegay mar uu maanta hor yimid guddida joogtada ah ee golaha guurtida Somaliland.
lasoco wararka kasoo kordha………………………..

Leave a Reply