Hadafkaaga Haka Daalin!

0
588

Nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Sven sachsalber una dhashay dalka Talyaniga ayay ku qaadatay 18 saacadood inu ku helo Irbad ku dhacday xidhmo caws xashiish ah.

Dadka ayaa kula taliyay in aanu arintaasi isku hawlin, madaama sida uu helaa ay adag tahay. Laakiin wiilka ayaa sheegay inu doonayay inuu dadka tuso in wax kasta la qaban karo haddii la geliyo wakhtiga ay u baahan tahay iyo sabir.

Leave a Reply