- Afara warimood yartaantood ayaa ku dhibta, xanuunka, Fakhriga, Cadowga iyo dabka.
- Ha degin meel aan dhakhtar ama caalam cilmi ku baraa joogin.
- Qofka ku weydiista waxaan awoodin, wuxu rabaa waa maya.
Mar kasta xusuusnow geerida, Noloshaadu way guulaysane. Wanaag same, isaga ayaa dhibaatooyinka gaashaan kaaga noqon
- Ku Mahad wanaaga Allah (sw) ayaa kuu kordhin. Ku sabir dhibaatada Allah (sw) ayaa kaa dulqaadiye.
- Biyaha milixda ah ee badda samada ayay ku uumi baxaan waxayna noqdaan daruuro , haddana dhulka ayay ku soo noqdaan iyagoo biyo macaan oo roob ah.
- Qalbigaaga ku xidh samada, ka dibna sida uu kuugu soo noqdo”. Ibunu Qayim Aljawsi.