Wax badan ka ogow Buurta Dalxiiska Daallo iyo Khayraadka ku duuugan

0
522

Ceerigaabo (Dawan)  Buurta dalxiiska ee Daallo oo dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Ceerigaabo xarunta gobolka Sanaag, ayaa ah buur aad u cajiib ah isla markaaba ay ku duugan tahay taariikh aad u wayn.

Haddaba halkan ka daawo war bixin dhanaystiran oo ka hadlaysa Buurta Daalo iyo taariikhdeeda cajiibka ah iyo khayraadka ku duugan.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply