Akhri: Liiska Magacyada Guddi Hoosaadyada Golaha Wakiillada Somaliland

0
544

Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland mudane Cabdirisaaq Khilaaf Axmed,  ayaa ku dhawaaqey guddi hoosaadyada Golahaas iyo Xildhibaan walba Guddida lagu daray.

Guddiyadan oo ka kooban 10 guddi, ayaa Mudaneyaasha ku jiraa guddi walba iska dhex dooran doona Guddoomiyaha fadhigooda u horreeya ee ay yeeshaan

No photo description available.

No photo description available.

No photo description available.

No photo description available.

No photo description available.

No photo description available.

 

Leave a Reply