Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Danjiraha Taiwan u fadhiya Somaliland

0
348

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, mudane Ciise Kayd Maxamuud Ragsaale, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay danjiraha Taiwan u fadhiya Somaliland,   Amb. Allen C. Lou.

Wasiirka ayaa safiirka ka guddoomay dhambaal hambalyo ah oo ka socda wasiirka arrimaha Mr. Joseph Wu.

Kulankani wuxuu ahaa mid lagu sii dardargalinayo hawlaha iskaashi ee labbada dal ka dhexeeya.

May be an image of 2 people, people sitting, people standing, suit and indoor

 

Leave a Reply