Guddi hoosaadka Dhaqaalaha MaaliyadDa iyo Ganacsiga ee golaha wakiillada Somaliland oo Guddoon cusub doortay

0
646

Hargeysa (Dawan) Guddi hoosaadka dhaqaalaha maaliyada iyo ganacsiga ee golaha wakiillada Somaliland oo guddoon cusub doortay, ayaa doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen.

Guddoomiyaha waxa loo doortay mudane Cabdirashiid Cabdillaahi Muuse (Caga-weyne)

Guddoomiye ku xigeena waxaa loo doortay mudane Axmed Maxamed Hure (Barkhad).

Guddoomiyaha cusub ee guddi hoosaadka dhaqaalaha, maaliyada iyo ganacsiga oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay “Haddii ILLAAHEY yidhaaho waxa aanu ku hawlanaan doona shaqadii ay bulshadu noo soo doorteen, ee golahana aanu uga wakiillka nahay una qaabilsanahay,”

Leave a Reply