- Haddii ay kula yaraato waxa aad haysato, weligaa ma haysan doontid wax kugu filan.
- U fikir sida boqorad oo kale, boqoraddu kama baqdaan guuldaro.
- Guuldaraddu waa wado kale oo guusha lagu gaadho.
- Dareenka awoodda leh waa tamarta guusha.
- Ma noqoneysid waxa aad rabto, waxaad noqoneysaa waxa aad aminsan tahay.
- Isbedelka ugu weyn waa midka aad ku bedelayso dhaqankaaga xun
- Inta Badan La jooga dadka sare kuu qaadaya, waxna kugu kordhinaya.
- Meesha aanu jirin halgan ma jiro horumar.
- Noqo mid ku mahad naqa inta uu haysto, waxaad Ku dhamaysan doontaa adigoo wax badan haysta.