Xikmadaha

0
372
  • Haddii ay kula yaraato waxa aad haysato, weligaa ma haysan doontid wax kugu filan.
  • U fikir sida boqorad oo kale, boqoraddu kama baqdaan guuldaro.
  • Guuldaraddu waa wado kale oo guusha lagu gaadho.
  • Dareenka awoodda leh waa tamarta guusha.
  • Ma noqoneysid waxa aad rabto, waxaad noqoneysaa waxa aad aminsan tahay.
  • Isbedelka ugu weyn waa midka aad ku bedelayso dhaqankaaga xun
  • Inta Badan La jooga dadka sare kuu qaadaya, waxna kugu kordhinaya.
  • Meesha aanu jirin halgan ma jiro horumar.
  • Noqo mid ku mahad naqa inta uu haysto, waxaad Ku dhamaysan doontaa adigoo wax badan haysta.

Leave a Reply