Xoghaye Nuux M. Saleeban: Quruxdii Shuhadada SNM waxay ku jirtaa Somaliland”

0
559

Xoghayaha Gobolka Saaxil Nuux Maxamed Saleeban oo maanta ka hadlayey munaasibad lagu xusayey maalinta shuhadada SNM oo lagu qabtay Magaalada Berbera, ayaa ka sheekeeyey xurmada iyo xusuusta ay mudan yihiin Halgameyaashii SNM, waxaanu sheegay in abaalkooda ugu weyn ee ay hayaan uu yahay quruxda iyo horumarka ka socda dalkii ay u soo dagaalamen xornimadiisa.

Nuux Maxamed Saleeban, ayaa si cilmiyeysan u sharaxay yuhuunta shakhsiyaadka kamida SNM ee la-daalaa-dhacaya duruufaha nolosha dalka, waxaanu ku sheekeeyey xigmad uu Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) tilmaan kaga bixiyey wakhti hore dareenka mujaahidka dayacan.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply