Sababaha Keena Bubrurka Bulshada!

0
238

Sanadkii 1940 markii ay magaalda caasimadda Faransiiska Paris gacanta u gashay xukunkii naasiga ee Jarmlaka ayuu booqasho ku tegay hogaamiyihii Jarmalka ee Hitler.  Hitelr markii uu gaadhay Paris wuxu siyaartay qabrigii Napoleon oo qarnigii 18 Yurub badankeeda ka talin jiray, isla markaana u dhashay Farance oo ahaa geesi laga baqo.

Hitler ayaa erayadan qabriga ka dul yidhi “ I samaax , geesi ayaad ahayde, laakiin maanta aniga ayaa jebiyay dalkaagi.  Waxase muhiim ah inaad ogaato in shacbigaagu ay mashquul ku ahaayeen tumasho, halka dadkaygu ay mashquul ku yihiin hubka iyo samayntiisa. Sababta Faransiiska loo qabsadayna ay u weynd ka dib markii uu noqday dal tumashadu aad ugu badnayd isla markaana caan ku ahaa.

 

 

Leave a Reply