Xikmadaha Maanta

0
553
  • Qofka kalsoonida leh, ma dhabaan weedhaha dadku ka sheegaan
  • Mar kasta khasab maaha inaad guulaysato laakiin waxa khasab ah inaad mar kasta ku fikirto sidii aad u guulaysan lahayd.
  • Guuldaradu maaha inaad meel sare ka soo dhacdo, laakiin waa inaad fuuli kari weydo.
  • Nacasnimadu waa inaad weli sii socoto wadadii aad ku guuladarada, fikir, ka dibna raac jihada
  • Hadyad kooban oo aad u geyso qof aan filayn ayaa ka qiimo badan mid weyn oo aad u geysay qof sii ogaa waxaad u keenayso.
  • Haddii qofku aanu lahayn mabda’ uu naftiisa u huri karo, mana laha mid uu ku noolaado.
  • Qofka dakhligiisu badan yahay kama shaqo badana, kan dakhliga yar laakiin waxay isku dhaafeen siday uga kala faa’iidaysteen maskaxdooda.
  • Saaxiibka wanaagsani waa kan ku sheegaa khaladka aad gasho, kuna saxa.
  • Badanaa inta qof la aaminay khiyaamo sameeyay, iska jir kuwa aad aaminayso.
  • Masiibooyinka u sabir maxaa yeelay marba marka ka danbaysa way sii yaraadaan.

Leave a Reply