Wararka Dalka Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo shaaciyay sideed mashruuc By Khadar Maxamed - December 18, 2021 0 568 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (Dawan) Guddida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa shaaciyay sideed mashruuc oo dalka laga hirgelin doono, kuwaas oo ay sheegeen in laga maal-gelin doono miisaaniyada dalka iyo shirkadaha ku guuleystay hirgelintooda. Halkan ka akhriso