Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo shaaciyay sideed mashruuc

0
429

Hargeysa (Dawan) Guddida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa shaaciyay sideed mashruuc oo dalka laga hirgelin doono, kuwaas oo ay sheegeen in laga maal-gelin doono miisaaniyada dalka iyo shirkadaha ku guuleystay hirgelintooda.

Halkan ka akhriso

May be an image of text

Leave a Reply