Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa oo Maraya Gabogabo

0
444

Mareeyaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood ayaa jawaab ka bixiyay hadalo
ka soo yeedhay Xisbiga Waddani oo ay ku sheegayeen in uu istaagay Mashruuca Biyo Balaadhinta Hargeysa.
Maxamed Cali Daarood ayaa waxa uu sheegay in aanay waxba ka jirin in uu istaagay Mashruuca Biyo Balaadhinta
Hargeysa,waxaana uu intaasi ku daray in aanay ka mid ahayn Shaqaalaha Wakaalada Biyaha dadka cabanayay
Mushahar la, aan ee ay ka shaqaynayeen Masbruuca Biyo Balaadhinta.
Maxamed Cali Daarood oo Arimahaasi ka hadlayayna waxa yidhi"Marka laga hadlayo Mashruuca Biyaha Hargeysa
wuu ka fudud yahay wax si fudud loo yidhaahdo wuu istaagay,shaqaalaha Wakaalada Biyaha Hargeysa Mushaharka
waxa ay qaataan dhawr iyo labaatanka Bisha ayay qaataan Mushaharkooda,laakiin waxa jirtay shaqaale ka
shaqaynayay mid ka mida Mashruuca Biyaha Hargeysa oo Telefishanada laga sii daayay oo ka cabanayay
Mushahar la,aan May ahan Shaqaale Wakaalada Biyaha Hargeysa ka diwaangashan".
Sidoo kale Maxamed Cali Daarood ayaa waxa uu sheegay in uu gabogabo ku dhawyahay Mashruuca Biyo
balaadhinta Hargeysa.waxaana uu Yidhi"Mashruuca Biyo balaadhinta Hargeysa waxa uu marayaa heer gabogabo
ah, haday tahay qaybihiisii Geeddeeble iyo haday tahay qaybihiisa Magaalada Hargeysa,beebka Hargeysa ilaa

Leave a Reply