Hay’adda shaqaalaha ayaa Fasaxday Dhammaan Shaqaalaha dawladda Somaliland

0
915

Hargeysa (Dawan) Hay’adda shaqaalaha ayaa fasaxday dhamaan shaqaalaha dawlada maalinta Berri, maalinta koowaad ee sannadka cusub awgeed.

Warkan qoraalka ah ee lagu fasaxay qaybaha kala duwan ee shaqaalah Somaliland, ayaa lagu sheegay in maalinta Axada ee shaqada dib ugu soo noqon doonaan.

May be an image of text

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here