Maamulka Degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag, ayaa sheegay inay xaalad biyo la’aaneed soo foodsaartay deegaamada hoos yimaada degmadaasi.
Maayar ku-xigeenka Degmadaasi Sahal Maxamed Ismaaciil iyo xoghayaha fulinta dawladda hoose oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Gar-adag, ayaa faahfaahin ka bixiyey heerka biyo la’aantu gaadhsiisan tahay.
Halkan ka Daawo Muuqaal:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=jKcl7SRx-yA&w=996&h=560]






















