Maamulka degmada Gar-adag oo sheegay inay xaalad biyo la’aaneed soo foodsaartay degmada

0
694

Maamulka Degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag, ayaa sheegay inay xaalad biyo la’aaneed soo foodsaartay deegaamada hoos yimaada degmadaasi.

Maayar ku-xigeenka Degmadaasi Sahal Maxamed Ismaaciil iyo xoghayaha fulinta dawladda hoose oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Gar-adag, ayaa faahfaahin ka bixiyey heerka biyo la’aantu gaadhsiisan tahay.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply