- Nolosha waxba kama aad baran haddii aad aaminsan tahay in aad mar kasta xaqa ku taagan tahay
- Caalimkii Xisaabta caanka ku ahaa ee Carbeed ee lagu magacaabi jiray Maxamed Binu Muse Al-Khawaariisam oo noolaa intii u dhaxaysay 781 – 847 Miladiga ayaa maalin la weydiiyay miisaanka xisaabta ee qofka Aadamiga ah, waxaana uu ku jawaabay :
Haddii qofku akhlaaq leeyahay wuxu la mid yahay tirade hal “Qofka = 1” - Haduu qurux leeyahayna waxa uu a mid noqonyaa tirade toban “Qofka = 10”
- Hadduu maalqabeen noqdona waxaa uu la mid noqonayaa tirade “ Qofka = 100”
- Haduu qoys wanaagsan ka dhashayna waa la mid noqonayaa tirada kun “Qofka = 1000”
- Haddaba haddii akhlaaqda oo ah tirade hal waxa isku soo hadahaya tirooyinka eberada ah waxaana qofku la mid noqonayaa “Qofka = 000”.
Haddaba sidaasi ayuu qofka aan akhlaaqda lahayn ula mid yahay tirooyinka eberada