Go’aamo culus oo Somaliland ka soo saartey shirkii nabada ee Degaanka  Yagoori

0
564

Yogori (Dawan) Xukuumadda Somaliland, ayaa go’aamo adag ka soo saartay shirkii nabadeynta ee magaalada Yogori, uga socday beelo walaalo ah oo halkaasi diriri ku dhexmartay.

Go’aamadan waxa warbaahinta la wadaagay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, mudane Maxamed Kaahin Axmed.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply