Hay’adda ASAL oo Deeq lacageed gaadhsiiyay Guddida Xaafada Aktobar

0
297

Hargeysa (Dawan) Hay’ad da ASAL ayaa deeq lacageed ku wareejiyay guddida gacanta ku haysa dib u dhiska wadada xaafada Octoober ee Magaalada Hargeysa.

Hay,ada Wadaniga ee ASAL ayaa Maanta deeq lacageed ku wareejiyay guddida gacanta ku haysa dib u dhiska wadada xaafada Octoober ee Magaalada Hargeysa.

Maxamuud Yuusuf oo ka mida Xubnaha Hay,ada ASAL ayaa lacagtan Maanta ku wareejiyay gudida gacanta ku haysa Wadada Xaafada Octoober Degmada Axmed ee Magaalada Hargeysa.

Sidoo kale Shirkada ASAL ayaa taakulooyin kala duwan gaadhsiisa dadka danyarta ee ku dhaqan deeegaamada miyiga.mana aha markii ugu horaysay ee ay deeq lacageed wareejiso.

 

Leave a Reply