- Cilmigu waa mihnad wax ku ool ah, waana furaha sababta arrinka ee nolosha
- Buug kasta oo aad akhridaa waa daaqado aad dunida ka daawanayso
- Qofka aan wax baran waa sida dhul omos ah oo aan waba ka bixin
- Quruxda shimbirku waa baalasha, ta qofkuna waa aqoonta
- Waxbarashadu waa tigidhka kaliya ee loo goosto liibaanta, kumana joogsato shahaadadii ugu danbaysay ee aad qaadatay
- Waxbarashada maaha diyaarinta nolosha, laakiin iyadaa noloshiiba ah.
- Weligay ma qaban shaqo ka adag naftayda, taasi oo mar mar icaawisa, mar kalena iga soo horjeesta” Imaam Qasali
- Anshaxu waa aas-aaska walxaha runtuna waa sheyga dhamaan akhlaaqdu ay ka kooban tahay.
- Awoodda iyo maskaxda way iska soo hojeedaan; akhlaaqduna waa asalka shay kasta.