Golaha Deegaanka Degmada Gabilay oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2022

0
318

Maayarka dagmada gabilay maxamed amiin cumar cabdi oo uu weheliyo xoghayaha dawlada hoose ee gabilay eng cabdqaadir maxamed cabdi ayaa maanta yeshay kalfadhigii 4aad ee golaha deegaanka gabilay

 

Kalfadhigii Afraad ee Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa shalay si rasmiya u furmay, kalfadhigaas oo uu shir-Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Gabiley mudane Maxamed-Aamin Cumar Cabdi.

 

 

Ayaa lagu ansixiyey miisaaniyada 2022 oo hore ay u soo snsixisay wasaarada arimaha gudaha jsl iyadoo maanta dib u ansixiyey golaha deegaanka gabilay

 

Kalfadhigan ayaa waxaa fadhiyey maayarka iyo maayar ku xigeenka golaha deegaanka gabilay iyo shan mudane oo kale

 

Codaynta miisaaniyada golaha deegaanka gabilay ayaa waxay u dhacday waxaa golaha cod galiyey maayarka waxaana gacanta u taagay codaynta ansixinta miisaaniyada golaha deegaanka 6 mudane gudoomiyuhu muu codayn sidaasaanay ku ansaxday ku shaqaynta miisaaniyada 2022 ee golaha deegaanka gabilay

 

Xoghayaha dawlada hoose ee gabilay ayaa ka socday wasaarada arimaha gudaha jsl ahna xoghaya u matalaaya dawlada hoose ee gabilay

 

Leave a Reply