Xikmadaha

0
663
  • Qofka banii aadamka Maalin kasta cimrigiisu wuu sii yaraanaya, mana dareemayo, laakiin haddii  maalkiisu yaraado wuu tebaya , iyadoo haddana maalka uu soo celin karo laakiin cimriga aanu soo celin karo.
  • Ilmadu waa qaabka caqligu u hadlo marka afku awoodi waayoinuu qeexo xanuunka haya.
  • Si kasta oo dadaalkaagu u hooseeyo, marna ma noqonayo waxba la’aan
  • Kalinimada haka baqan ka cabso saaxiibad khariban
  • Qofka nolosha ka dhacsan ha niyad jebin ee dhiirigeli
  • Adhigu weligooda waxay ku nool yihiin cabsi ay ka qabaan Waraabaha laakiin aakhirka waxa qasha kan ilaaliya.
  • Waalida macnaheedu waa qof samaynaya wixii uu samayn jiray isagoo u samaynaya sidii uu markii hore u samayn jiray oo haddana filaya in natiijo tii hore ka duwani kasoo baxdo”
  • Waa nacas qofka tagaan meesha uu joogay sanado ka hor, dhinac kasta oo nolosha ah.
  • Waxa fiican in qofku dunida kaga tagto wax muuqda

 

  • Markaad dhalatay maad garanayn qofka ku qabtay, markaad dhimatana mataaqanid cida iilka ku dhigaysa”

 

Leave a Reply